Madaxda Maamul goboleedyada ku kacsan DF oo shir xasaasi ah ku yeelanaya Nairobi

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa isugu tegaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku yeelan doonaan shir ay uga horjeedaan dowladda Federaalka kuna taageerayaan qaraarkii Golaha Ammaanka Q/Midoobay ee Somalia. Wararka ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabelle ay ku sugan yihiin dalka Kenya, waxaana ku sii jeeda Madaxweynaha Puntland oo ka … Continue reading Madaxda Maamul goboleedyada ku kacsan DF oo shir xasaasi ah ku yeelanaya Nairobi